Hambalyo Aroos Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac Aw Timo-case iyo Warda Xasan Nuur Kirix

0
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel.. Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw...

Warsaxaafadeed Xafiiska Telefishanka qaranka Somaliland Xaruntiisa LONDON UK.

0
London,(HargeisaPress) —Marka hore Hanbalyo dhamaan shacbka somaliland munaasibada xuska 18may maalinta qaranimda Somaliland hanbalyo iyo boogadin kabacdi,waxaa duba habeyn iyo isbedal balaadhan wasaaradu ku...

Maayarka iyo Golaha Deegaanka Magaalada Bristol Oo Si Weyn Usoo Dhaweeyey Siyaasi Cali Maxamed...

0
Bristol,(HargeisaPress) —Siyaasiga Ruugcadaaga ah ee Cali Maxamed Warancade oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa dalka UK ayaa maanta waxa soo dhawayn balaadhan u sameeyey...

Naftiisa Ayuu Halis U Geliyey Si Uu U Badbaadiyo Nafo Kale. WQ: Cabdishakuur Muxumed...

0
Waxa uu mar qudha qaatay go’aan halis badan oo aan ka noqosho lahayn. Waxa uu damiirkiisu siin waayey inay hortiisa ku dhintaan nafo isaga...

Gudoomiye Sharmaarke Waa Shamac Ka dhex-ifaya Dhalinyarada Ficiisa Ah

0
HARGEYSA—Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Mudane Sharmaarke Axmed Muxumed (Geele),waa shamac ka dhex-ifaya dhalinyarada ficiisa ah, waaanu ka soo dhalalay shaqadii iyo hawshii loo...

AASAASKII IYO YAGLEELAYAASHII NABADEYNTA IYO DIB U DHISKA QARANKAN JAMHURIYADDA SOMALILAND

0
Suldan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed waxaa uu yaraantiisii ku barbaaray kuna hanaqaaday kililka shanaad ee itoobiya halka uu xiligii dhalinyaranimadiisii uu ku qaatay magaalada hargeisa...

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Mooshin Ka Keenay Haamasha Shidaalka Berbera

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xubno ka mida Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Mooshin Ka Keenay Haamasha Shidaalka Berbera. https://youtu.be/NF0MaPPiUjc

HARGEYSA: Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Shan Sanno Oo Xadhig Ah

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland kuwooda ugu caansan ayaa lagu xukumay shan sanno oo xadhiga, kaddib markii ay Maxkamadda...

Shirkada SAGAL JET Oo Tartan Ciyaareed u Furay Dhalinyarada Degmada Wajaale

0
Wajaale,(HargeisaPress) —Shirkada xayeysiisyada iyo boodhadhka casriga ah ee SAGAL JET Qaybteeda Wajaale ayaa Tartan kubada cagta ah u Furay Dhalinyarada Wajaale Tartan ciyaareedkan oo  loogu...

Diyaarada Air Arabia oo xaqiijisay inay Fiisaha Imaaraadka ku Bixinayso Baasaboorka Somaliland

0
Sharjah- Shirkada Diyaaradaha ee Air Arabia ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay fiisaha dal-ku-galka ee Imaaraadka Carabta ku bixinayso dhamaan  noocyada Baasaboorka Jamhuuriyadda...