DAAWO: Shirkadda Socdaalka Ee SAHAL Oo Abaal-Marisay Macaamiisheedda

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkada Isku Socdaalka Ee Sahal ayaa Gaadhi Abaal Marin Ah Gudoonsiisay Mid Ka Mid Ah Macaamiisheeda Oo Ku guulaystay gaadhigaasi. https://youtu.be/CWksd54lQaY HargeisaPress News...

Kuma Ayaa Bedeli Doona Raysalwasaaraha Itoobiya Ee Is Casilay?

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka...

100-guurada Dhalashadii Nelson Mandela oo Laga Xusayo Koonfur Afrika

0
Cape Town (HargeisaPress/W.Wararka) — Xisbiga haya talada waddanka Koonfur Afrika ee ANC, ayaa isu diyaarinaya dabbaaldag ballaadhan oo lagu xusayo sannad-guuradii 100aad ka soo...

Ololaha Doorashada Baarlamaanka oo ka Bilaabmay Dalka Djibouti + SAWIRRO

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Guud ahaan waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa si rasmi ah uga bilaabmay ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaas oo codbixinteedu u muddaysan tahay 23ka bishan...

Oday 90 Jir Ah Oo Idaacadda Radio Hargeysa Ka Dhammeeyay Tafsiirka Quraanka Kariimka Ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Aw Maxamed Ibraahin Ismaacil oo ah oday da’da sagaashamaadka ku jira oo reer Hargeysa ah ayaa mudo shan iyo toban sanadood ah...

Dadku wuxuu ka maallaa, kolba siduu u daajee

0
Dadku wuxuu ka maallaa, kolba siduu u daajee dadku wadajirbuu dayac kaga fogaadaa karti iyo dadaalbaa gobonimo daryeeshee dadku wuxuu ka maalaa kolba siduu u daajee Erayadan suugaanta ah waxaan...

NOLOSHA & CILMIGA CASRIGA AH-(Find a better balance between Life and Technology)

0
NOLOSHA & CILMIGA CASRIGA AH (Find a better balance between Life and Technology) Indho bururay labadooda baad bilig bilig ma daayaane kol hadaan biriiq lagu arkayn...

Weriye Basaas Uu Ahaan Jiray MOSSAD Oo Dhexgalay Akhwaan Muslimiinta, Muddana Ahaa Sheekh Ay...

0
Qudus , (HargeisaPress) —Kanaalka tobnaad ee talefishanka Israa’iil ayaa baahiyey muuqaal xayeysiiska barnaamij ku saabsan ururka Akhwaanul Muslimiinta oo uu diyaariyey saxafi Yuhuudi ah...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Markii Hay’addaasi La Aasaasay 23 Ka Dib, Ay Maanta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle iyo Guddida Xafiiska shaqaalaha dawladda oo dhawaan dalka ka bilaabaya Mashruuca ...

Shirkadda SAGAL-JET oo Abaalmarin Guddoonsiisay Shaqaalahooda Hawlkarka Muujiyey Sannadkii 2017 + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET, ayaa abaalmarinno muhiim ah guddoonsiisay qaar ka mid ah shaqaalaheedii ugu hawlkarsanaa sannadkii dhammaaday ee...