Shacabka Tog-Wajaale Oo La Fajacsan Ganacsade Dhismihiisa Marar Badan Loo Xayirey Sabab La.aan iyo...

0
Tog-Wajaale,(HargeisaPress) — Dacwada Dhulka  Mulkigiisa uu Leeyahey Ganacsade Axmed Xasan Seed oo Dhismihiisu ka Socdey Nawaaxiga Ex Sayladii hore ee Magaalada Tog-Wajaale ayaa ,...

Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qalinka: Cabdifataax Ismaaciil Mursal

0
Maan noolayn, manaan dhiman, Aakhiro maan gaadhin ee Ifka ayaan joogay, hase ahaatee, lamaan socon dhacdooyinkii daqiiqadahaas dunida ka dhacayay ama ka socday. Balse...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Tababar U Furay Dhalinyaradda Gobolka Awdal

0
Borama (HargeisaPress) —Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Bulshada Iyo Shaqo Galinta Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase ayaa maanta Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ka furay...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Wareejiyey Deeq Waxbarasho

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ciidanka Qaranka...

HARGEISA: Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey DIOMOND HOTEL & COFFE + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Agaasimaha Guuud ee  Wasaarada Ganacsiga Somaliland  iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa habeenkii xalay ahaa ka...

Daawo: Chief Caaqil Ka Hadlay Dhul Muran ka taagan Yahay Oo Ku Yaala Gabiley+Fariina...

0
Gabiley, (HargeisaPress) – Chief Caaqil  Maxamed Cige Geele (gaydh) ayaa si adag uga Hadlay Dhul Muran ka taagan Yahay Oo Ku Yaala Gabiley+Fariina Udiray...

XUSKA MAALINTA FARAXALKA DUNIDA: Gorfeyn & Muuqaal.

0
▪ Xuska Dharaarta Faraxalka Dunida ayaa ku beegan maanta 15 October 2018. Maalinta Faraxalka Dunida ayaa ah olole lagu dhiirinayo in dadweynaha dunidu ay...

Barnaamij Ku saabsan Doorka Ay Jaamcada Tima-Ade Ku Leedahay Waxbarshada Gobolka Gabiley

0
Gabiley, (HargeisaPress) –Barnaamij xiiso badan oo Ku saabsan Doorka Ay Jaamcada Tima-Ade Ku Leedahay Waxbarshada Gobolka Gabiley. https://youtu.be/w2HleLFiyPU

WAXAYNU QABSANAY IYO CARQALADAHA INAGA HORREEYA 27 SANO KA DIB!!!

0
Waxanu shalay soo xidhnay shir caalami ah oo lagu gorfaynayay Somaliland waxay qabsatay ama gaadhay iyo carqaladaha ka horreeyaa 27 sano ka dib. Shirkan oo...

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Waftigii Beesha Caalamka Si Qotodheer Ugu Sharraxay Guulaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Wasiir Sacad Cali Shire waxa uu tilmaamay in ictiraaf la’aantu safka hore kaga jirto caqabada Somaliland hortaagan muddadii 27-ka sano ahayd ee...