Xoghayihii Hore Dawlada Hoose Ee Hargeysa oo Falaanqeeyay Micnaha Ay Samaynayaan Hadaladii Gudoomiye Faysal...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayihii hore ee dawlada Hoose Hargeysa Cali Xasan Cawaale (Cali Nageeye), ayaa si qotodheer u falaanqeeyay hadaladii dhaliilaha ahaa ee ay...

HAMBALYO AROOS: Ahmed-daahir Maxamud Aw Faarax Iyo Fadxiya Xaaji Maxamed + SAWIRRO

0
HargeisaPress β€” Aabo Maxamud Aw Faarax, Hooyo Faadumo Ibraahin Guled, Aamina Maxamud Aw Faarax, Cabdi Maxamud Aw Faarax, Xaaskiisa Saynab Cabdilaahi Xaaji, Cumar Xuseen...

Khilaafka Xisbiga Ucid Waa Mid u Dhaxeeya Gudoomiyaha iyo Xisbiga..W/Q Xuseen Xasan Badmaax.

0
Beryahan waxa sii xoogaystay khilaafka ka taagan xisbiga ucid oo dhaliyay xil ka qaadista Gud.Faysal kula kacay xubno ka tirsan madaxda xisbiga ucid,.talaabadaa oo...

Guddoomiyaha Waddani oo dumarka 30% Ergada Dhalinyarada siiyey, waa geesinimo. Waanu Taageeri doonnaa hadduu...

0
Ugu horeyn waxan salaamayaa dhamaan dadweynaha warbahinta madaxabannan ee somaliland, mar labaadka waxan salaan u dirayaa dadweynaha reer somaliland. haddii aan ka hadlo gundhigga maqaalkeyga...

SHOWGA Habeenka Ciida Magaalada Ankara Ee Dalka Turkiga.

0
ANKARAβ€” Ogaysiis dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ankara in Habeenka Ciida ay kaga tumi doona Fanaaninta aad loo jecelyahaye ee kala ah...

Hargeysa: Qiimaha Jaadka Oo Qaaliyoobay Ayaa Sababay In La Isku Dayo In La Boobo

0
Hargeysa , (HargeisaPress) β€”Qiimaha jaadka ayaa aad sare ugu kacay labadii maalmood ee ugu danbeeyay suuqyada magaalada Hargeysa, waxaanu qiimaha jaadka ee kor u...

Xukuumadu Waa Inay Dib-U-Hawgeliso Guddiga Ka-Soo-Kabashada Abaaraha oo Dhaqaale Gacanta Ku Hayey.Maxamuud Cali Walaaleeye.

0
Hargeysa- Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha oo la dhisay badhtamahii sannadkii dhamaaday ayaa loo xilsaaray inay isku-dubaridaan qaababkii loo taakulayn lahaa dadkii ku tabaaloobay...

UCID Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Xal Ka Gaadho Xaaladda Wasaarada Warfaafinta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa markii u horreysay ka hadlay xaaladda ka taagan iyo dhawaaqyada ka soo kala yeedhay Masuuliyiinta iyo...

Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeeyaa!

0
Colaadda cusub ee dhexmartayΒ  qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromadu waa arrin u baahan in aan la fududaysan ee degdeg loo xalliyo. Sababta oo ah labadan...

Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Adag U Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi

0
Hargaysa, (HargeisaPress) –Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ka mid ah xisbiga KULMIYE, qayb weyna ka qaatay ololihii uu Madaxweyne Muuse Biixi u galay doorashadii...