Roob-doontii lagu hungoobay W/Q : Cabdiraxmaan Axmed Cabdilaahi (sudaysi)

0
Quraanka Kariimka ah waxa uu inbadan inooga waramay Umado hore , oo Alle u soo diray Anbiyo ; wacdiya , waanaiya  , kana reeba...

Ma isla Jaan-qaadi karaan Waddani iyo isbahaysiga Kulmiye Qallinkii: Calikubad

0
Siyaasada iyo ciyaaruhu meelo badan bay iskaga eg yihiin, oo labaduba waa dagaalo casriyeysa, laakiin dhiig aanu ku daadan. Hogaamihiyihii dalka Shiinaha Mao Zedong...

HAMBALYO MEHER WACAN: Hassan Hersi iyo Hodan Aden + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag....

Abaal Dhagax Baan Gudinee, Taladana Ku Dhiibanee Jamal Ali Hussein Aloow Dhanka Fiican Iyo...

0
Daawo Muuqaalkan Aan Idiin Soo Diyaariyay Si Aad Ii Lawadaagtaan Xaqiiqada Maanta Ay Iska Wada Indho Tirayaan Dhamaan Xisbiyada Qaranku Iyo Xukuumadda Somaliland O...

Xil wareejintu waa Sunnah dawldanimo gudomiye Ibrahim axmed raabi iyo dhigiisa Jamaal caydiid Qalinkii:...

0
Waxa guul lagu tilmaami  in si wadda jirr ah oo niyad sammi ka muuqato ayy uu qabsoonto xafldii xil wareejinta ee haydda abaabulka saarka...

Somaliland intaaney ictiraaf raadin iyadu hays ictiraafto si indhaha caalamku dib u eegis ugu...

0
Somaliland waxay ku fashilantay Afartii arimood ee ugu muhiimsanaa ictiraaf raadinta kuwaas oo kala ah 1) Dimuqraadiyadii. 2) Xuquuqda assaasiga ah ee xuquuqul isnsaanka iyo...

Nina Gabanki uu Dhalay Gacatiisa Kuma Dilee ! Ma Markaad Gaajootaa Garaba Maalin Dubataa...

0
Xukumadda Somaliland Markasta Ay Timaado Gobolka Saaxil Waxay Dhagax Dhigaysay Dhagaxii Colaada Iyo Cabashada !!! Gobolka Saaxil Wuxu Noqday Mashruucii Xukumadda Somaliland Ee 6...

Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Cidiid Dananaysa In La Iibaniyo Beer Weyn Oo Ku Taala...

0
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan cidiid dananaysa in la iibaniyo beer weyn oo ku taala deegaanka Bacado ee Waqooyiga  hargaysa.Dheer ahaan waa Waqooyi/ Koonfur: 670m...

Daawo: Jamal Ali Hussein Geesiga Somaliland By Samia Muse

0
Runti Videogan Waa Dareenka Shacabka Aan Ka Helay Markastana Ay Leeyihiin Musharaxa Jamal Ali Hussein Cid Noo Dhaanta Somaliland Maanta Maba Jiro Mana Jiro...

HIBADII QARNIGA: (Cabdilaahi Dhoodaan) Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
Maxaad ka xasuusataa, maxaadse ugu abaal gudi lahayd qof raad wayn ku leh mareegta dhaqanka iyo afka ee degaanka aad ku abuurantahay oo geeriyooday...