Daawo: Jamal Ali Hussein Geesiga Somaliland By Samia Muse

0
1294

Runti Videogan Waa Dareenka Shacabka Aan Ka Helay Markastana Ay Leeyihiin Musharaxa Jamal Ali Hussein Cid Noo Dhaanta Somaliland Maanta Maba Jiro Mana Jiro Doono Waayo Waa Hogaamiye Daacad Ah Horena Aan Danbi Qaran Ama Gudob Ka Galin Qarnimada Somaliland .

 

Wadaniga Guntaday Gayigii Iyo Dadkiyo
Gobanimada Jecel Iyo Kii Gobee Ciideena Gaday
Tolow Yaw Gar Naqi Doona ??? !!!!!

 

Agoon Gaajo Hayso Guri Aan Lahayenba
Gacma Hoorsadoo Gugi O Da’ay
Galaday FidsheenGesiin Kii La Maraa
Tolow Yaw Gar Naqi Doona ???!!!

 

Aqoonyahan Garaad Leh U Gurmaday Dalkiisii
Iyo Kii Gafee Aan Garan Lahayen
Qalbigiisu NixinLaaluushga Guraa
Tolow Yaw Gar Naqi Doona ???!!!

 

Geesiga Dadkiisiyo Dhulka Gaadhka Ka Hayow
Shacabkaad U Tahay Garab
Gurya Samo U Shanshoo
Guule Kula Jiryoo Guulayso Waligaa.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka .

 

 

 

La Taliyaha Arimaha Dibadda Ee Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID

Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here