Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Cidiid Dananaysa In La Iibaniyo Beer Weyn Oo Ku Taala Deegaanka Daara Salaam Oo Hargaysa Ka Xiga Dhanka Waqooyi.

0
726

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan cidiid dananaysa in la iibaniyo beer weyn oo ku taala deegaanka Bacado ee Waqooyiga  hargaysa.Dheer ahaan waa Waqooyi/ Koonfur: 670m , Bari/Galbeed: 530m, oo isku wareeg ah Dhirita ku taala waa dhir nooc walba isgu jirta sida geed gaabka iyo dhirta waaweyn

 

Waxa kale oo ay leedahay dhul weynoo dihin oo ah banaan kunahaboon beerashada khudaarta wakhtiga yar iyo kuwa wakhtigadhexba.

 

Beerta waxa kaga taala tuulada xaga waqooyi, waxa dhanka waqooyi iyo koonfur ka xiga laba beerood, Bacado.

 

 

Qiimaha la siinayo waa mid macquul ah fadlan la soo xidhiidh hadii aad u baahan tahay la xidhiidh

 

 

Maxamed  Axmed

Telefoonadan : 00 252 063 4429044…..00 252 063  4420759

 

Email: moe.hasab4@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here