Abaal Dhagax Baan Gudinee, Taladana Ku Dhiibanee Jamal Ali Hussein Aloow Dhanka Fiican Iyo Dhabada Khayerka Leh Ku Marii ………. Aamiin

0
1048

Daawo Muuqaalkan Aan Idiin Soo Diyaariyay Si Aad Ii Lawadaagtaan Xaqiiqada Maanta Ay Iska Wada Indho Tirayaan Dhamaan Xisbiyada Qaranku Iyo Xukuumadda Somaliland O Ah:

 

– Jamal Ali Hussein Waa Somaliland , Somaliland Waa Jamal Ali Hussein

– Jamal Ali Hussein Waa Musharaxa Rasmiga Ah Ee Lagu Ansixiyay Shirkii Golaha Dhexee Ee Xisbiga UCID.

 

-Siyaasada Somaliland Maanta Isbadal Mooqda Ayay U Baahantahay Ee Isku Shaandheyenti Wasiirada Uma Baahna.

 

– Hebeloow Hebel Iga Reeb Dalka Laguma Hago Ee Karti Iyo Aqoon Baa Lagu Hagaa.

 

Waxaan Dhamaan Leeyahay Reer Somaliland Dhalinyarada Iyo Waxgaradkba Maanta Isbadal Ayaano U Baahanay Isabadalka Somalilandna Ha Noqdo Isbadalka Qalinka Ah Iyo Aqoonta Waayo Labadaas Ayaan Wax Ku Noqon Karnaa Ictiraafna Ku Heli Karnaa.

 

 

La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID

 

Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here