Xil wareejintu waa Sunnah dawldanimo gudomiye Ibrahim axmed raabi iyo dhigiisa Jamaal caydiid Qalinkii: Nimcaan Cadaani Hussien

0
1008

Waxa guul lagu tilmaami  in si wadda jirr ah oo niyad sammi ka muuqato ayy uu qabsoonto xafldii xil wareejinta ee haydda abaabulka saarka qarankan NDC taaso sida iiga muuatay mareegah wararka tabbiya uu qabsoonaty habb ayy ka muuqato hannan   loo wadda dhanyhay.

 

Haddab in mudne dawlda oo xil ka qaadis lagu sameyay uu xil wareejiyo runtii Qaardan Africa way ku adgatahay laakin sidda caadad uu ah siyasiyiinta somaliland waa sunne dawldeed taaso oo ayy hir galiyeen madaweynaashen hore ee somaliland ka soo talinayay, hawgu mudnaado ama ha hogaansho mudane daahir riyaale kaahin oo jeexay jidka xil warjinta si sharaf iyo milge ka muuqado.

 

 

Waxa hubbal ah in qarankan tiirar kisa lagu yagleelay waddo lahaansho iyo inuu ruux kastaa ama muwaadin kasta uu xil loo idman karo lagan qaadi karro isla markaan loo magaacbi karro , run ahaantina waa dariiqa suurto galinaya in  is dabbo joog ah maalinba maalin ka danbeysa ayy somaliland ugu soo badanyso marxldah xil wareejinta xil ka qaadista iyo xil sugida oo ah weedho in baddan warbaahinta qarnigan joogta ay aad uu isticmaalan.

 

Waxa odhan karaa akhristow hadaan ahay qoraag qoray qormadan ibraahim ahmed raabi waa shaqsi ama  xubanah ugu firfircoon ee qarankan ku jirra kuwso wajibadkooda gutta Dhanka kale waxa odhan karaa waxa uu Eeebe ku gallday maan iyo maskax fayow oo talin karrta, taaso suurto galin karta inay shaqadii qarankan gaara ahaan hayaad abbabulka saaraka qaaranku NDC uu shaqyso sidii hayydah abaabulka saarka ee dunida gaar ahaan kuwa waddamda inal jaarak ah.

 

Waxa marag ma doonto ah isla markaan aan qarsoomi karayanin inuu ibarahim yahay aqoonayhay waxa ku bartay midd ka midd ah jamacdah dalka kuwooda uga aqoonta sareeya ee soo saara jiilal lagu kalsooanan karo aqoontoda danbe.

 

Haddab waxa maanata qabsoonatay xafldii xil wareejinta ee hayyda uu hormuudka ka yahay mudane Ibrahim taaso oo uu si rasmi ah ula wareegay.

 

sidd ay saadalinyaa dadka waxa odorsaa ama saadaliya musatqabalka dhow  noqon doonta haydda ugu firfircoon ee qarankani leeyahay marka loo eego waxayha  kale ee shaqoniyku ka socdan iyo xarumah shaqo ee dawlda .

 

Akhristow si shaqo qaran uu socto waxa loo bahanyaya isku duubni  wadareed ama koox ahneed si shaqda meel looga soo wadd jeesto iyo maamula la tashada shaqaalihiisa iyo waaxayah hoos yimaada haddba waxa hubaal ah waxaso astamo maamul ah ee aan so tiriyaya wuu leeyahay gudoomiye raabi, taaso suutro gall ka dhigaysa hanno qaadka shaqo iyo hawlo maalmedka qurxoon oo lagu dhaato  .

 

Waxaanu ku so gunandayaa Qoraalkaygan kooban tallo soo jeedintayda aan ku soo af meeraya tusmadan aan hore uga soo haddalay:

 

  • Hogaamiye ama gudoomiye sidii lagag bartya mudadii aad saaxda siyaasda somaliland ka muuqatay ibraahimow waxa meel kugu suntan hawlkarnimo iyo hal adayg cadaldi uu tahay udub dhaxaad
  • isla markaan waxa kaa reebanyda ama aan dhaqan kuu ahayan  inaad uumada kal dhowysto islamrkaan aad kal qoqobto habb qabyaaldi ka muuqato gudoomiye  taas si Amboqaadsii ama halkii ka sii wadd .
  • Dhanka kale sidii lagag bartay shaqale weynihii aad hore uu hogaamin jiratay waxa lagagu yaqanay shaqda oo wakhtigeeda aad ilaaliso tusaale ahaan waxaad noqatay xogahayihii uu horeyay ee magaalda Hargiesa lagu arkay xafiiskas shaqo 7:00am subaxnimo ilaa 2:00pm duhrnimo taaso ku gashay taarikhda dahbka ah ee mahadhada ah.
  • Noqo masuul dulqaadkiiso sareeyo isl markaan aan caadifda ka muuqan ula dhaqama bulashda uu hormuudka uu yahay
  • Waanu kugu ducnyanay masuul in uu Eebe kugu astro xilkan culse ee madxwenuhu ku igmaday guul iyo gob iyo cadadeed

 

 

 

Qalankii nimcaan cadaani xuseen

Email cadaani123@gmail.com

Tell 063-4174513

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here