HAMBALYO MEHER WACAN: Hassan Hersi iyo Hodan Aden + SAWIRRO

0
1510

HargeisaPress โ€” Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Hassan Hersiย iyo ย Hodan Adenย 0o Maantaย Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiinโ€ฆโ€ฆโ€ฆAammiinโ€ฆโ€ฆ.Aammiinโ€ฆAllaah ha aqbalo.

ุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‡ู ู„ูŽูƒูู…ุงูŽ ูˆูŽุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ุงูŽ ูˆูŽุฌูŽู…ูŽุนูŽ ุจูŽูŠู’ู†ูŽูƒูู…ูŽุง ูููŠ ุฎูŽูŠู’ุฑู.

xasan meher 1

Maamulka iyo shaqaalaha shirkaddaย OMINCO Group Of Companies . Omaar International companys

Haaji Jaamac Oomaar Seed, xaaskiisa iyo caruurtiisa Maxamed Cali Muxumed, xaaskiisa iyo caruurtiisa,Abdikarim H. Warsame, Hassan Hersi, Mah,ed Haaji Osmaan Cigeh, xaaskiisa iyo caruurtiisa Haaruun Cismaan Cumar,Barkhad Askar Ibraahin (xudhuun), xaaskiisa iyo caruurtiisa, Mustafe Aadan Cali, xaaskiisa iyo caruurtiisa,Maxamed Amiin Cali Axmed iyo xaaskiisa Badde Faarax Guuleed, xaaskiisa iyo caruurtiisa Axmed Carab Ibraahin, xaaskiisa iyo caruurtiisa C/kariin Maxamuud Warfaa, xaaskiisa iyo caruurtiisa Sayid Cabdi Askar Ibraahin,Moh,ed Osman Muuse Nuur Xasan, xaaskiisa iyo caruurtiisa C/laahi Faarax Shardi, xaaskiisa iyo caruurtiisa Mowliid Sh Nour Ducaleh Muuse Faarax Barkhad, xaaskiisa iyo caruurtiisa C/casiis Maxamuud Dhimbiil, xaaskiisa iyo caruurtiisa Mustafe Axmed Aw Cali, xaaskiisa iyo caruurtiisa C/salaan Cumar Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa Xuseen Xasan Gaboobe xaaskiisa iyo caruurtiisa C/raxman Maxamuud Nuur xaaskiisa iyo caruurtiisa C/rashiid Haibeh Faarax,Abokor Maxamed Daahir xaaskiisa iyo caruurtiisa,Axmed Nuur Cilmi (Masri) xaaskiisa iyo caruurtiisa,Maxamed Yuusuf Allaale, xaaskiisa iyo caruurtiisa,Maxamed Xasan Cilmi iyo xaaskiisa Ducaaleh Aw Cali Jaamac,Yuusuf Maxamuud Raageh xaaskiisa iyo caruurtiisa Mowliid Ismaaciil Cabdi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cali Siciid Daahir xaaskiisa iyo caruurtiisa ,Ciisood Axmed Aamin xaaskiisa iyo caruurtiisaย Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaanย Hassan Hersiย iyo ย Hodan Adenย 0o Maantaย Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiinโ€ฆโ€ฆโ€ฆAammiinโ€ฆโ€ฆ.Aammiinโ€ฆAllaah ha aqbalo.

 

xasan meher 3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here