Markuu Ilaahay Guul Kula damco , dadkeediibuu ku siiyaa. Qallinkii Mohamed-Maarshaal Abdi Kariim

0
HargeisaPress —Saddexda xisbi qaran, waxay u tartameen Qancinta, la doodidda iyo ka jawaabista sualaaha maangalka ah ee Ahmed ismail samater , Waxa qanciyay Xisbiga...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Salel

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu maanta wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal. Madaxweynaha, ayaa...

Anigaa Hadhay Looma Hadlo W/Q Cabdiraxman Cadami

0
Magaalooyinka Dalka gaar ahaan Caasimada waxa lagu qabtaa xaflado aad u tiro badan oo leh u jeedooyin kala duwan, qaar rasmi ah oo lagu...

Horumarba xukuumada siilaanyo ayaa inoogu horaysay W/Q: nimco nuur

0
Tan iyo markii aynu dib ula soo noqonay xoriyadeena 1991kii isbadalo badan oo dhinacyo kala duwana ayaa ina soo maraya  kuwaasi oo isugu jiray,...

Xukuumada Waxa Laga Sugayay Inay Nabadgalyada Ilaaliso, Balse Loogama Fadhiyin Inay Nabadgalyadaro Abuurto. By....

0
Jiritaanka iyo Qaranimada Somaliland waxa saldhig u ah Nabadgalyada, waana waajib saaran qof wal oo muwaadin ah wax kasta oo wax u dhimaya ama...

Magaaldda Berbera Oo Markii Ugu Horaysay Soo Food Saarto Dhaqaale Xumo Uu Sababay Maayirka...

0
Maayirka Magaalo Xeebeedka Berbera Oo In Dhawaytaba La Soo Baxay Waji U Qarsoonaa Cabdi Shakuur Cidin.Wakhtigii Musharixiintu Iska Soo Sharaxayeen ururadii Siyaasada 2012. Cabdi...

Socdaalkii Galbeed ilaa Bari – Gobolka Salal (Qore Ahmed Maax Hassan)

0
Socdaalkii sanad laha ee Lix gobol oo Somaliland waxan ka bilaabay G. Salal horaantii Sept 2016. G. Salal oo Woqooyo galbeedka S/L ku yaal soohdinta...

Fikrada Guban: Somaliland way inay noqotaa qaran xor ah oo ku salaysan dastuur iyo...

0
Qaran waxa dhisa dadkii isku dan oo ku heshiiya sharciyadii ay isku maamuli lahaayeen. Somaliland  ayaa ila hada sharci, dastuur lagu dhaqmaa ma jiro. Wadanka...

Axmed Cabdi Dheere iyo Maxamuud Xaashi Keebaa Ku Haboon Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye?

0
Maalmahan waxa doodeedu taagnayd musharaxnimada hogaaminta Xisbiga Kulmiye, Madaxweyne Muuse dabadii, iyadoo isla markaasina ay rag badan oo kamida xisbigu u hanqal-taagayaan isla markaasina...

SAWIRRO: 645 Arday oo Ka Qalinjabiyay Kulliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda ALPHA

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Jaamacadda Alpha oo ka mid ah Jaamacadaha Somaliland  ayaa waxa ay maanta munaasibad balaadhan oo qalin jebin ah u qabatay 645...