Maxaa Kaaga Iftiimay Khudbadii Madaxwaynaha JSL ee ka jeediyay Gobolka Togdheer

0
996

Maxaa Kaaga Iftiimay Khudbadii Madaxwaynaha JSL ee Gobolka Togdheer

Mudane Muse Bihi Abdi Ka Jeediyay Soo Dhawayntii Iyo Booqashadii Uu Ku Tagay Gobalka Togdheer Caasimadiisa Burco Madaxwaynaha Qudbadiisa oo Dhinacyo Badan Taabanaysay Waxuu Ku soo Qaatay Arimaha Siyaasada Geeska Iyo Isbadala Ka Muuqda Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Donaan Somaliland Madaxwaynahu Waxa uu tusaale uu Soo Qadanaya Eritrea Oo Qayb Wayn Ka ah Hormoodka Isbadala Geeska. Waxa uu Ina Xasuusiyay Madaxwaynahu Halganka Ay U soo Martay Eritrea Ka Midho Dhalina Jiritaankooga Iyo Maanta Halkay Tagaan Yahiin . 30 Sano oo Xornimo Doonkoogii Iyo Madaxbanaanidoodii. Dagaaladii adkaa Ay Ku Difaacanayeen Dhulkooda ee Ay Diidanayeen Ku so Xadgudubkaa Kilometres Yar. Dagalaa Ay Ku Wayeen Nafo Badan Iyo Hanti Badan . 11 Sano ee ay Godoonka Ka Ahayeen Dunida Inteeda Kale. Aakhirkiina Sababtay In Caalamku U horseedo In Ethiopia Ay Uga Tanaasusho Dhulkii Ay Isku Hayeen Waana Ta Sababtay isbadalka Geeska Oo Imika Waxay Iska Kaashanayaan Dhaqaalaha Iyo Wax Wada Qabsiga Labada Dal.
Waxuu Madaxwaynahu Isagoo Ka hadlaya Inay Ka Go an Tahay Kamidha Dhalinta Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland Ay Tahay Muqadas Iyo lama Taabtaan Intay ay ku qaadataba Ay ka Go an tahay Kamidha Dhalinteedu. Waxa Uu sidoo Kale Fariin Cad udirayay Dhigiisa Somalia Madaxwayne Farmaajo Isagoo Markaas Tusayay In halgan Dheer Ay Somaliland Ugali doonto Ka Midho Dhalinta Qaranimadeeda Una Adkaysan Doonto Caqabad Wal oo ka Hor Timada.
Falaqaynta Shacabka Somaliland iyo Siyaasada Geeska Iyo Saamaynteeda Baryahan Waxaad Arkaysay Dad Seef la Booda Oo aan is idhi Malaha Qaranimadoodii Way Ilaabeen Oo Way isdhiibeen Durba. Iyagoo Markaas ku Andacoonaya In Siyaasadii geesku inagu so Xidhan Tay. Waxaan aaminsany In Jawaab Cad oo Waafiya Uu Siiyay Madaxwayne Muse Bihi Maanta Qudbadiisii. (Wadaninimo/Wadajir/Wadatashi / Kamidho Dhalinta Somaliland Taaba Gasha oo Qaran Ku Naloonaya Nabad Iyo Horumar /Cadaalad Leh Ayaa Ina Sugaysa. Wakhti Kasta oo ay Inagu Qaadataba Waa Inaan Gacmaha isku Qabsanaa

W/qoray: Mohamed Abdirisaaq sh yoonis

LEAVE A REPLY