Dalliil Muujinaya In Neymar Gannaax Ku Seegi Doono Kulanka Real Madrid

0
HargeisaPress —Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa kaadh cas lagaga saaray ciyaartii Barcelona ay guul-darrada kala kulantay Malaga, kaas oo uu ku mutaystay laba...

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Horseed Ka Noqoto Aqoonsiga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Xildhibaan Mathew Offord oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa dawladda dalkiisa ugu baaqay inay horseed ka noqoto aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Xildhibaan...

Madaxweyne Muuse Oo Siciid Sulub Lasocdo iyo Gudoomiye Ciro oo Maxamed Biixi Lasocdo Heshiis...

0
HARGEYSA - In baddan ayaad moodeysay, in Madaxweyne Muuse Biixi ballan-fur iyo Axdi ka bax ku sameeyay khilaafkii u dhexeeyay Xisbiyadda Qaranka ee Mawduucii...

XUSKA MAALINTA FARAXALKA DUNIDA: Gorfeyn & Muuqaal.

0
▪ Xuska Dharaarta Faraxalka Dunida ayaa ku beegan maanta 15 October 2018. Maalinta Faraxalka Dunida ayaa ah olole lagu dhiirinayo in dadweynaha dunidu ay...

Failed and Spiteful Politicians: A real threat to Somaliland’s Security and Social Stability!! ...

0
Failed, spiteful and hatemonger politicians are everywhere!! They can be found in all colours and in all corners of the world. But still they...

Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye oo shacabka Somaliland ka Tacsiyeeyay Marxuum Nuux Axmed Ismaaciil

0
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga...

18ka May Si Kale Ma U Xusnaa?

0
Iyadu waxay ku suntan tahay wadnneyaasha dadka Somaliland oo dhan, iyadu waa maalin qaran. Waa maalin yar iyo weynba la isku soo baxo .Farxadda...

Muxuu Salka Ku Hayaa Sababaha Uu Shaqada Looga Joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaarada Khayraadka...

0
Hargeysa —Maanta Waxaa Si Rasmi ah Shaqadii Wasaarada Looga joojiyay Agaasimihii Guud ee wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland kadib markii uu ku Gefay Shaqada Wasaarada...

DAWARSIGA CUSUB EE DARIIQU MA MID INAGU CUSUBAA ? By: Cabdilahi jante

0
Meeshu waa magaalada hargeisa subaxa hore ayaan ka baxay guriga si aan u tago goobta shaqo ee aan ka shaqeeyo sida caada ii ahayd...

Maanso Lagu Maamusay Madaxweynaha D D S Mustafe Cagjar

0
Daawo Maanso Lagu Maamusay Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo safar ku yimiday Somaliland. https://youtu.be/YAa6yuKj9IY Zayid Hanad M Madar