”Qoraalka Warbaahinta Wareegayaa Ee Uu Ku Jiro Magacayga, Waxaan Caddeynayaa In Aanu Aniga Ahayn”...

0
HARGEISA - Captain Maxamed Cabdi Yoonis oo kamid Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa si cad ubeeniyay qoraal Warbaahinta lagu baahiyay oo magaciisa laga been abuuray...

CUGASHADA GURACAN & SOOYAALKII SEED: Qaybtii 13 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani" Β  Gunnaanad: Gunta iyo gabagabada qormada, cugashada guracan & sooyaalkii seed waxaan diirka ka...

Xalka Qaybinta Kuraasta Golaha Wakiilada

0
Mar kasta oo loo dhowaado qabashada doorashada Golaha Wakiilada, waxa bilaabma muran ku saabsan habka ay tahay in loo qaybiyo 82 kursi ee Golaha...

Faallo: Maamuuska Dalka Loogu Sameeyo Qurbajoogga Waxan U Arkaa Tahriiba Oo Yaaca Oo Dalkiina...

0
Waxaa Sannad Kasta Dalka Lagu Qabtaa Xaflado Waaweyn Oo Lagu Maamusayo, Lagu Dhiirigelinayo Laguna Soo Dhoweynayo Dad U Badan Tahriibayaal Waddankooda Ka Tahriibay, Oo...

Xaqiiqada kaniisadii lagu Dhisay Lafaha Dadka (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress β€”Xiligii uu mid ka mid ah baaderiyadu soo gaadhay dhulka barakaysan ee Quddus ee reer falastiin waxa uu sii qaaday camuud ay ku...

XILKA MAQASHA KII GABAY, GEELA MAW XILSAARNAA…….!

0
Sharci-dajintu waa halka qaranku ka dhismo kana badbaadisa xeer kasta oo dhaawac ku ah walow xukuumadu hawadee. Bulshadu waxay is waydiinayaan Golahii Wakiilada ay...

Sidee ayuu Madaxweyne Muuse Biixi ku gaadhi karaa himilooyinka uu hiigsanayo? WQ: Axmedyaasiin Muxumed...

0
Aragtiyaha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee ku aaddan sida uu rabo in uu Somaliland horumar ku gaadhsiinayo waxay ahaayeen kuwo aan lahayn isbeddel iyo...

Somaliland oo Si Weyn Loogu Diyaar Garoobay Dabaal-degga 18-ka May

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guud ahaan Somaliland waxa si weyn looga dareemayaa u diyaar garowga maalinta gooni isku taaga Somaliland ee 18 May oo...

DP World Oo Sheegtay Inay Bilaabayso Balaadhinta Iyo Dhismaha Dekedda Berbera

0
Hargeysa (HargeisaPress) β€”Shirkadda DP world ayaa sheegtay inay horaanta sannadka cusub ee 2018 bilaabayso wejiga koowaad ee balaadhinta dekedda Berbera ee caalamiga ah. Mr. Supachai...

Bollore iyo Dubai Wold Teebaa Dan u Ah Somaliland?

0
Ugu horayn Horumar iyo Farxad ayay inoo tahay in aynu Maalgalin caalami ah u helno dakaddeheena,iyo dhamaan khayraadkeena oo idil, Dekedda Berbera waxa ay...