Somaliland: Xukumadd Wayday Mucarid Doorasho Raba Qallinkii: Mawliid Ahmed Jibriil

0
1486
Mawliid Ahmed Jibriil

Ciro Waa Mucaarid Rabin In Ay Doorasho Dalka Ka Dhacdo Madama Xukumada Marka Loo Kordhiyo, Isagana G/Golaha Wakiilada Loo Kordhinayo Ma Rabo Doorasha Dhacda Oo Ku Waayo G/G/Wakiilada Ee Kordhinta Ayaa Ka Jacalyaha Doorashada Kurdiga G/Wakilada Kaga Tegayo.!!!!!!?

Faysal Waa Ka Xanaaqa Doorashada Madama Hore Loo Dooran Waayay Waxana Ka Jacalyaha Gudomiyaha Xisbiga Ucid Mana Dooran Wali Ku Xigeenkisii Haday Dootasho Dhacdo Marlay Cidi Ima Dooranayso Ee Xukumada Halo Kordhiyo.!!!!!!?

Marka Ay Sidaa Tahay Ee Labadii Xisbi Mucarid Ay Taganyihiin Xukumada Halo Kordhiyo !!!, Waxay Taladu Taagan Tahay Xukumada Iyo Xisbigedu Madama Loo Kala Tegay Oo Cidiba Ku Qasbayn Doorasho Qabta Bal Maxay Ku Heshiin ?!!!.

Mudo Koban Hadan M/Waynaha Jamhuriyada Noqdo; Hadan Ahay M/Waynaha Qaranka Ee Umadu Soo Dooratay Waxan Hore U Sheegay In Aan Maalin Laygu Darayn Waqtigii Laydoortay Hadana Ma Rabo In Maalin Laygu Daro, Mana Arkayo Mucarid Doorasho Raba Lagu Tartamo, Mana Rabo Inta Nolashayda Ka Hadhay In Aan Madaxtoyada Sii Fadhiyo Ee Waxan Rabaa I Aan Nasdo Oo Maxbusnimada Madaxtoyada Ka Baxo Oo Huteelada Kula Sheekaysdo Ragii Aanu Soo Wada Halganay.

Marka Go,Ankaygu Sidaa Yahay Markan Go,Anka Mucaaridka Helay, Markan Arkay Inan Daalay Oo Hawsha Sii Wadi Karin,

Marka Eegay Waxan Dalka Ka Soo Qabtay, Markan Eegay Waxa Ka Qabyo Ah.

Waxan Go,Aansaday Cidii Hawsha Halkaa Ka Sii Wadi Lahayd Ee Uga Haboonayd Waxay Ila Noqatay In Cida Kaliya Ee Doorasho Doonaysaa Waa Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Madama Mucaridkii In La Ii Kordhiyo Rabo Waxan Mucaridka Iyo Shacbiga Xalasha Ah U Sheegayaa In Aan Go,Aansaday In Aan Soo Saaro Xeer Cusub Oo Golayasha Qaranka Laga Ansixindoono.

Hadaan Ahay M/Waynihii Qaranka Ee In Loo Kordhiyo Diiday Cid Dalka Iyo Dadka Iga Laxajaclo Badan Aanay Jirin, Mudo Labo Sano Ah Waxan Talada Dalka Ku Wareejiyay G/Xisbi Xaakimka Oo Naqday Xisbiga Kalya Ee Doorasho Raba Mudada Labada Sano Ah Doorasho Xor Iyo Xalaala Gudoomiyaha Xisbul Xaakimku In Uu Ku Diyaariyo Ayaan Farayaa,!!!!!!!!

. Inta Ka Dib, Mucaaridka Sharafda Leh Ee Doorashada Diiday Dalku Bilaa M/Wayne Noqan Maayo Ee Halo Hogansamo Xeerkan Cusub,

Muwadiniintii I Doortay Cidlo Kagama Dhaqaaqi Karo Ee M/Wayne Ku Dorasho Dalka Gaadhsiya Ayan Idinka Tegay, Wixii Intadheer Wan Idila Joogaa,

Gabogabo, Hadii Xukumadii Iyo Xusbigedii Loo Kala Tegay Waxa Waahib Inagu Ah In Aynu Kaalin Kasda Oo Qaranka Banaanata Aynu Buuxino, Xisbiysda Kale Dalka Xilka Inaga Saaran Kama Saarna Sobobtoo Ah, Qaaxo May Arag Injir May Galin Ee Kuwiiyoo Tayxidhan Ayay Yimaden Ee Sida Maanka Ku Haya Waakaa Dalkii Nucarid Iyo Muxafid Idinka Ka Masuula,

Aniguna Riyaale Ayanu Makhayadaha Ku Sheekaysan Inta Noloshayda Ka Hadhay.

Mawliid Ahmed Jibriil 

ALAA MAHADLEH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here