Hubka Keliya ee Maraykanku Ka Werweraan Yaase ku Ridi kara? (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Sanadkii 2014 ayay ahayd markii Dr Petter Pray  madaxa fulinta ee golaha amniga gudaha iyo ka qaranka ee dalka Maraykanka uu sheegay in...

RUN BAA RUN DHASHA E, HA LOO RIYAAQO WANAAGGA.

0
Waxa ay ahayd habeen kulamo dhaadheer, talooyin wax toosiya oo tusaale badan koobsatay la soo gunaannaday. Murrashaxiinta Kulmiye, hoggaanka xisbiga iyo xukuumadda intaba aannu...

Arrin Iga Yaabiyey! Qalinkii: Cabdishakuur X. Muxumed (Heersare)

0
Waxa dhawaan i soo gaadhay in idaacadda qaranka Somaliland ee Radio Hargeysa laga sii daayey codad mid ka mid ah baraha bulshada gaar ahaan...

Hal Milion oo Xasharaad ah ayaa Ku Nool sariirtaada (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Qof kasta oo inaga mid ahi waxa uu leeyahay qorshe uga degsan hawl maalmeedkiisa caadiga ah waana arrin aynu ku kala duwan nahay,...

Miyeynu sugnaa inta Warbaahinta Indhow-aragtu ka abuurayso Somaliland xasuuqii RWANDA oo kale?

0
Bishan December waxaynu ku soo jirnay dhirbaaxadii ugu xumayd ee hogaamiyeyaasha   xisbiyadeenu soo gaadhsiiyaan bulshadeena, oo dal iyo dad la tacaalaysa dhibaatooyinka abaarahu iyo...

“WASIR INA XASHI “BICIIDE MA GEYO HOGGAANKA XISBIGA kulmiye”

0
Wasiirka Madaxtooyada JSL Maxamuud Xaashi waxa afkiisa laga hayaa oon qarsoodi ahayn inuu yidhi;Biciide ma geyo kursi madaxweyne,aniguse hanbaan leeyahay  kana hadhimaayo ilaa, aan...

FARRIIN KU SOCOTA XISBIYADA QARANKA Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

0
Maalmahan waxa xoogaystay dagaalka afka ah ee ay xisbiyadu isku qaadayaan iyo borobagaandhada siyaasiga ah ee la isku marinayo warbaahintaee la socota xummadda doorashada....

Nolol La Xasuusto Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 7aad

0
“Things fall apart, the centre cannot hold;” The best lack all conviction, while the worst Are full of passionate intensity” William Butler Yeats La kala daaday udub-dhexaadkii Xejin-waa Hal-doorkii Oo...

Aqoonyahan Khadar Cabdilaahi Oo Bogaadin Iyo Tallo Soo Jeedin U Soo Jeediyay Guddoomiyaha Cusub...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Aqoonyahan Khadar Cabdilaahi Maxamed oo Hambalyo iyo bogaadin udiray Gudoomiyaha Cusub ee loo doortay Dallada Ururada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo. Khadar cabdilaahi oo dhambaal...

FIFA Oo Wada Qorshe Ay Ku Xakamaynayso Hab Dhaqanka Ciyaaryahanada

0
HargeisaPress —Xidhiidhka Kubbada Cagta adduunka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loogu yeedho “FIFA” ayaa damacsan inay hirgaliyaan, qorshe ay ku damacsan yihiin in...