Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole).

0
Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)  oo maalmaha soo socda lagu caleeema-saari doono degmada Sabawanaag...

Madaxweynaha Somaliland Oo Farriin Gaar Ah U Diray Ardayda Jaamacadaha Ee Ka Hawl-galaya Doorashada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Ardayda Jaamacadaha Dalka oo Qayb ka mid ahi yihiin Hawl-wadeennada Komiishanka Doorashooyinka kala...

Warbixin Laga Diyaariyey Goobo Waxbarasho Oo Caasimada Hargeysa Ku Yaala Oo Weli Looxa Khadka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa wali jira goobo waxbarasho oo ku yaala caasimada Hargeysa isla markaana ardayda dhigataa ay wali wax ku barato Looxa iyo khadka...

Khaliifka Murashaxa Golaha Wakiiladda Ee 2021-ka Intaynu Ka Aragnay

0
Jamhuuriyadda Somaliland 30-sanno waxay la dhitinaysa inay maamulka ku fidiso Gobolada Sool iyo Sanaag Bari & Budoodle. Halka duntu ka xidhmi la dahay waxay...

Kuma Ayaa Bedeli Doona Raysalwasaaraha Itoobiya Ee Is Casilay?

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka...

Heshiiska Dekeda Berbera Oo Somaliland Ku Soo Jeediyay Warbaahinta Caalamka

0
Dubai (HargeisaPress) —Heshiiska saddex geesoodka ah ee dhawaan dalka UAE ku dhex maray Somaliland, DP world iyo Itoobiya ee ku saabsan dekedda Berbera, ayaa...

MA LAGA YAABAA IN ETHIOPIA UU MAR KALE DAGAAL GUDAHA AHI KA DHACO ?...

0
Dalka Ethiopia ayaa dhowaan la soo afjaray colaadii dawlada dhexe ee Ethiopia iyo Tigray oo dalkaasi gaadhsiisay halis weyn oo amni oo qarka u...

DAAWO: Shirkadda Socdaalka Ee SAHAL Oo Abaal-Marisay Macaamiisheedda

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkada Isku Socdaalka Ee Sahal ayaa Gaadhi Abaal Marin Ah Gudoonsiisay Mid Ka Mid Ah Macaamiisheeda Oo Ku guulaystay gaadhigaasi. https://youtu.be/CWksd54lQaY HargeisaPress News...

CUGASHADA GURACAN & SOOYAALKII SEED: Qaybtii 9 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Astaamaha Burburka: Akhristeyaal, astaamaha gurracan ee hadda ka muuqda hab dhaqanka siyaasadda iyo...

Hannaankee ayaa loo Oggayaa Dacwadaha la Xidhiidha Eedaha Dambi ee Masuuliyiinta Sare ee Dowladda?

0
Marka aan leenahay “masuul dowladeed,” (Public Official) waxa ay u baahan tahay lafteedu qeexid sharci oo rasmi ah, si ay u kala caddaato sharciyan...