Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Hirgeliyay Hantidhowrka Nidaamka Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa markii ugu horaysay hirgaliyey Hantidhowrka Nidaamka Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha. Komishinka Doorashooyinka Qaran isaga oo kaashanaya Midowga Yurub...

Xaqqiqda ka danbaysa Still I am Single By: Maxamed Ciise Aadan

0
Waa subax Arbaca ah Goobtu waxay ahayd Maansoor Hotel Hargeisa Waxaanay dhamaan Wiilashani Ka soo Qayb galeen Meherka sxbkay Suxufi Moh'ed Ismael Xato iyo...

Khasaaraha dagaalka Afgaanistaan W/Q: Khaled Bihi

0
April 14, 2021 ayuu sheegay madaxweyanaha Maraykan ku Joe Biden in Maraykanku ka baxayo dalka afgaanistaan, iyadoo taariikhda ka bixidu ay ka bilaabmayso bilawga...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Tababar U Furay Dhalinyaradda Gobolka Awdal

0
Borama (HargeisaPress) —Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Bulshada Iyo Shaqo Galinta Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase ayaa maanta Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ka furay...

Ma isla Jaan-qaadi karaan Waddani iyo isbahaysiga Kulmiye Qallinkii: Calikubad

0
Siyaasada iyo ciyaaruhu meelo badan bay iskaga eg yihiin, oo labaduba waa dagaalo casriyeysa, laakiin dhiig aanu ku daadan. Hogaamihiyihii dalka Shiinaha Mao Zedong...

Nidaamka Caafimaadka Somaliland iyo Bulshada Danyarta ah. W/ Q: Cabdiwahaab Tooxyare.

0
Guud ahaan Somaliland ayaa waxaa ka jirta nabad balse dhanka kale waxaa iyaguna jira dhibaatooyin badan oo ay qabaan bulshada Somaliland taasoo ay ka...

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Wuxu tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaa Qoyska Reer Boobe Yusuf Ducaale...

0
Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,isagoo ka Hadlaya Magaciisa ,ka Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo...

Maayirka Bali-Gubadle Oo Tahli Kariwaayey In Uu Qabto Kalfadhiyadii Caadiga Ahaa Ee Golaha Deegaanka...

0
Maayirka Degmada Bali-gubadle Cabdi iimaan jaamac ayaa ku fashilmay in uu qabto kalfadhiyadii  Xildhibaanada Golaha Deegaanka Bal-gubadle tan iyo Markii loo doortay maayirka Degmadaasi...

Qurbejoogta Gobolka Gabiley Ka Warhaynta Shacabkood iyo Ku Kalsoonaanshaha Hogaankooda. Qalinkii: Ismaciil Jaamac...

0
Waxaan Daah inaga Saarnayn In Marka La Helo Dad Isku Xidhan Qurbe-joog  Qolqol joog iyo Hogaan Daacad Ah In La Horumarin Karo Gobol iyo...

Madaxtooyada Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixisay Ujeedada Safar Uu Madaxwayne Siilaanyo Ku Tagay Imaaraadka...

0
Hargaysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud “Siilaanyo” ayaa maanta safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta. https://youtu.be/WzZ1_ed3yhU Waxaana madaxtooyada Somaliland ay faahfaahin ka bixisay ujeedada safarka...