Xaqqiqda ka danbaysa Still I am Single By: Maxamed Ciise Aadan

0
1113

Waa subax Arbaca ah Goobtu waxay ahayd Maansoor Hotel Hargeisa Waxaanay dhamaan Wiilashani Ka soo Qayb galeen Meherka sxbkay Suxufi Moh’ed Ismael Xato iyo DM Nimco.

Markii xaflada meherku guul ku soo dhamaatay sidii caadada ahayd waxaa loo soo baxay sidii sawiro loo gali lahaa taariikhiya oo caruuska u hadha Kaabada Maansoor intii sawirada Lagu Gudo jiray Ayaa sxbkay Eng Buuni Adam keenay waraaqahan oo ay ku qornaayeeen #Married qaarna #Still_I_am_Single markaa dhalinyaradii goobta ka soo qayb gashay ayaa loo dhiibay si loo ogaado inta single ah ee caruusku tagay iyo inta marriedka ah ee caruusku ku biiray markaa sidaas bay ahayd ee warka ha la hubsado khaasatan qoladeena Warbaahinta iska hubiya warka aad qoraysaan ilaahay baa idin kala xisaabtamaya waxaasoo cay ahna waxa imanada u soo jiiday si xun wax u sheega warka khalday ee yidhi waa mudaharaad, qof walbana masuuliyada saarani waxay tahay inuu hubiyo wuxuu qorayo mahadsanidiin

 

Maxamed Ciise Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here