Isu-duwihii Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Ee Sool oo La Dillay

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Alle ha u naxariistee waxaa caawa lagu dilay magaaladda Laascaanood isu-duwihii guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ee gobolka Sool Maxamed Cabdillaahi Faarax...

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Ka Sii Daysay Suxufiyiin Xidhnaa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta xabsiga ka sii daysay 12 ka mid ah 15-suxufi oo todobaadkii hore lagu xidhay...

QM oo Gacan Ka Gaysanaysa Dib U Dhiska Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Qoraal lagu baahiyay boga Facebook ee hay’adda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay gacan ka...

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay In Sharciga La Marin Doono Weriyayaasha Xidhan

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirrada arrimaha gudaha iyo warfaafinta Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa ay si faahfaahsan uga...

Madaxweynaha Somaliland oo Lacago Gudoonsiiyay Dadkii Hantidooda Ku Waayay Dabkii Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Barnaamij ballaadhan oo Lacago loo qaybinayo dadkii ugu haynta hooseeyey ganacsatadii...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo Sheegay In Taliyaha Booliska Somaliland U Hanjabay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta sheegay in hanjabaad iyo baahdil uu kala kulmay taliyaha...

Sheekh Mustafe: “Saxaafadu Waxay Ilaaween Akhlaaqdii Ay Lahaayeen”

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil, ayaa sheegay in saxaafadu ilaaween akhlaaqiyaadkii ay lahaayeen, isla markaana waxuu sheegay inaan war kasta oo...

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo War Ka Soo Saartay Dhacdadii Tuulada Caleen

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Guddiga sare ee amniga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo yeeshay shir deg deg ah, ayaa waxaa ay go'aammo ka...

Jaaliyadda Somaliland Ee Norway oo Isu Xil-qaantay Qaadhaan Ururinta Suuqa Waaheen

0
Oslo (Hargeisa Press) – Jaaliyadda Somaliland ee ku nool dalka Norway, ayaa iskugu yimid shirar is daba joog ah oo taageero dhaqaale loogu ururinayo...

Ciidamada Israel oo 152 Qof Ku Dhaawacay Masjidka Al-Aqsa

0
Qudus (Hargeisa Press) – Ugu yaraan 152 qof oo Falastiiniyiin ah, ayaa lagu dhaawacay iska horimaad maanta iyaga iyo ciidamada booliska Israel ku dhex-maray...