Xukuumadda Somaliland oo Beenisay War Been Abuur Ah oo Ay Faafisay Idaacada BBC-du

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay beenisay war been abuur ah oo ay faafisay Laanta Af-somaliga ee Idaacada BBC-da. War ka soo baxay...

Mooshin Ka Dhan Ah Sharci Uu Farmaajo Saxeexi Rabo oo Loo Gudbiyey Baarlamanka UK

0
London (Hargeisa Press)- Baarlamanka dalka UK ayaa la horgeeyay mooshin ka dhan ah sharciga saxaafadda Soomaaliya ee horyaalla madaxweynaha Soomaaliya, kaasi oo la filayo...

Cali Gurey: “Burburka Somaliland Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Masuul Ka Noqon Doona”

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasi Cali Maxamed Maxamed Yuusuf (Cali Gurey),  ayaa ka hadley arimaha doorashooyinka Somaliland iyo muranka cakiran ee u dhexeeya xisbiyada...

Beesha Caalamka oo War Ka Soo Saartay Doorashada Somalia

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Dowladaha, iyo ururada caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa war ay si wada-jir ah oo ay soo saareen ugu baaqay...

Wasiir Qambi oo Raali Gelin Siiyay Shirkada Shidaalka Ee HASS PETROLEUM

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa maanta raali gelin siiyay shirkadda shidaalka ee Hass Petroleum oo uu maalinti shalay ku...

Somaliland oo HUB iyo GAADIID Dagaal Ka Qabsatay Maamul Goboleedka Puntland

0
Yubbe (Hargeisa Press) – Subaxdii hore ee Saaka waxa dagaal deegaanka Kadhada ee Sanaag-bari uu Dagaal ku dhex maray Ciidammada Somaliland ee halkaa ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Maxamed Shiil Dhidar...

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Xaraf loogu sameeyey Marxuum Maxamed Shiil Dhidar oo ahaa...

Wasiir Koore: “Waxaan Wasiir Ka Ahay Wasaaraddii Aan Waardiyaha Ka Ahaa”

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Taariikh noolaleedka iyo qaabka uu ku gaadhay maqaamka siyaasadeed ee maanta uu joogo wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali (Koore)...

Somaliland oo Shirkad Shidaal Ku Eedaysay Maalgelinta Jabhad Hubaysan

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa Shirkadda Shidaalka ee HASS PETROLEUM ku eedaysay inay Maalgeliso Maleeshiyo beeleed ka dhaqdhaqaaqda deegaanka Buuhoodle. Wasiirka howlaha guud ee...

Wararkii U Dambeeyey Dagaal Dhex-maray Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Maamulka Puntland

0
Laasqoray (Hargeisa Press)- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidanka Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Puntland oo ka dhacay qeybo...