Fanaankii Axmedeey Abuukar Oo Muqdisho Ku Geeriyooday

0
Muqdisho (HP): Waxa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allah ha u naxariistee hoobalkii caanka ahaa ee Axmedeey Abuukar Al-Camaari oo Soomaalidu fankiisa iyo shakhsiyadiisa...

Badhasaabka Sool Oo Bogaadiyay Khudbaddii Madaxwaynaha Somaliland

0
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha Gobolka Sool C/qani Maxamuud (Jiidhe), ayaa sheegay in gobolka Sool xaaladiisa guud ee dhinacyadda amaanka iyo horumarku uu maraayo halkii ugu...

TELESOM Oo Deeqo Lacageed Iyo Gargaaro Kala Duwan Bishii Ramadaan Gudoonsiisay Bulshadda

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —ShirkaddaIsgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey bisha barkaysan ee Ramadaan Guddoonsiisay bulshadeeda deeqo maaliyadeed oo ka badan...

Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Warar Ku Salaysan In Musharaxa Xisbiga Aqoon yahan Jamaal...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wargeys ka soo baxa magaalada Hargeysa, ayaa ku waramay in Musharaxa Madaxweynaha Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen go’aansaday inuu ka...

Dooxa Huluuq Ee Magaalada Arabsiyo Oo Qaaday Gaadhi Noho Ah Iyo Khasaaraha Ka Dhashay...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Wararka soo gaadhay  magaalada Arabsiyo Ayaa sheegaya in Dooxa wayn ee huluuq ee Dagmada Arabsiyo uu qaaday gaadhi Nooha ah oo...

Wasiirkii Amniga Puntland oo Lagu Rasaaseeyay Deegaanka Carmo

0
Carmo (Hargeisa Press)- Wararka laga helayo gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in maanta la rasaaseeyey kolonyo uu la socday Wasiirka Amniga...

Ururada SOLJA Iyo  Al-bashiir Oo Hargeysa Ka Furay Kulanka Suxufiyiinta iyo Culimada + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —kulan ay iska kaashadeen ururka Al-bashiir oo ka shaqeeya dacwada Diinta Islaamka iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA  iyo  Telefishinka True Cable...

Marxuum Cabdiwali Faarax Jaambiir Oo Si Heer Qaran ah Loogu Aasay Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Alle ha u naxariistee maareeyihii wargeysaka madaxa-bannaan ee Ogaal Cabdiweli Faarax Jaanbiir ayaa maanta gelinkii hore si heer qaran ah loogu...

Hogaanka SOLJA Oo Tunisia Kaga Qayb Gelaya Shir Caalamiya

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa dalka Tunisia kaga qayb gelaya shir caalamiya oo ku saabsan xuquuqda aadanaha oo ay ka...

Golaha Wakiiladda Oo Diiday In Ay Ansixiyaan Xeerka Macdanta Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Golaha Wakiiladda jamhuuriyadda Somaliland ayaa diiday in ay ansixiyaan xeerka Macdanta oo ay hore dood iyo falan qayn uga soo yeesheen...