Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Sadex Wasaaraddood Ku Wareejiyey Qalab Casri Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland ayaa qalab Electronic ah ku wareejisay wasaaradaha Cadaaladda, Qorshaynta iyo Gaashaandhigga kaas oo loogu tala galay Tayaynta...

Qatar oo Meel Adag Ka Istaagtay Caadiyeynta Xidhiidhka Israel

0
Doha (Hargeisa Press) – Dowladda Qatar ayaa sheegtay inaanay ka mid noqon doonin dalalka Gacanka Carabta ee xidhiidhka diblomaasiyadeed la yeelanaya Israel inta la...

Dhex-dhexaadin Laga Dhex Waday Saylici iyo Wasiir Saajin oo Fashilmay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maalmihii u dambeeyay waxa dhexdhexaadin laga dhex waday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed...

Golaha Guurtida oo Ansixiyay Xeerka La-dagaalanka Maandooriyaha

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka la-dagaalanka Maandooriyaha, kaas oo ay hore usoo ansixiyeen golaha Wakiiladu. Ka hor intii aan...

Badhasaabka Sool Oo Fariin Ku Saabsan Covid19 U Diray Bulshadda

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa fariin wacyigelin ah u diray guud ahaanba bulshadda gobolka Sool gaar ahaana magaaladda Laascaanood. Kiisaska cusub...

Madasha Xisbiyada Soomaaliya oo War Ka Soo Saaray Arinta Ra’iisal Wasaaraha, Kaligii Taliyena Ku...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madasha Xisbiyada Qaran Soomaaliya ayaa shir ay isugu yimaadeen ku soo saaray war-murtiyeed la xidhiidha xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, waxeyna...

Siyaasi Qabo: Saaxiibkay Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Noo Cuskaday Xeer Aan Wanaagsanayn

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore Wasaarada Qorshaynta Somaliland Siyaasi Maxamed Aadan Qabyo Tire oo ka mid ah Mas'uuliyiinta sar sare ee Xisbiga muxaafidka...

Taliyaha Milateriga Somaliland oo Ka Hadley Geerida Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Taliyaha Ciidamadda Milateriga Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa ka hadley geerida Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga. Gaashaanle Daahir...
Wasiir-koore

Wasiir Koore oo Shaaciyay In Laga Helay Coronavirus

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland, Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa shaaciyey in maanta laga helay cudurka faafa ee Coronavirus,...

Mareykanka oo Xayiraad Ku Soo Rogay Shiinaha Sababo La Xidhiidha Muslimiinta Uighur

0
Washington (Hargeisa Press)- Mareykanka ayaa saraakiisha xudduudaha ku amray in aanay ogolayn in dalkaasi la soo geliyo shixnadaha qaar ee laga soo dhoofiyo qeybo...