Siyaasi Qabo: Saaxiibkay Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Noo Cuskaday Xeer Aan Wanaagsanayn

0
1957

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore Wasaarada Qorshaynta Somaliland Siyaasi Maxamed Aadan Qabyo Tire oo ka mid ah Mas’uuliyiinta sar sare ee Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa soo bandhigay waxa ay isku seegeen Madaxweyne Muuse Biixi.

Siyaasi Qabo ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi uu isaga iyo siyaasiyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye uu u cuskaday xeer aan wanaagsanayn.

Dhowaan ayay ahayd markii Siyaasi Qabo laga hor istaagay inuu shubo lacag lagu xidhay murashaxiinta u tartamaysa guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here