Badhasaabka Sool Oo Fariin Ku Saabsan Covid19 U Diray Bulshadda

0
866

Laascaanood (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa fariin wacyigelin ah u diray guud ahaanba bulshadda gobolka Sool gaar ahaana magaaladda Laascaanood.
Kiisaska cusub ee caabuqa Coronavirus oo laga helay magaaladda Laascaanood awgeed.
Kadib markii shay-baadhka lagu baadho Covid19 oo la geeyay cusbitaalka Laascaanood baadhitaanadii u horeeyay oo laga sameeyay lagu ogaaday dad qaba xanuunkaasi.


Dadka Laascaanood ku sugan ee xanuunka Coronavirus laga helay waxaa ka mid ah wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, oo hawlo shaqo u jooga Sool.
Badhasaabka Sool oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa guud ahaanba bulshadda gobolka ku baraarujiyay sidii looga feejignaan lahaa xanuunkaasi.

Daawo: Fariinta Badhasaabka Sool:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here