Suldaan Xasan “Hambalyo Dhiiri Galin Ah Iyo Duco Balaadhan Duqa Caasimada Somaliland Cabdiraxmaan Soltelco Maayarka Horumarka”

0
1166

HARGEISA, (HargeisaPress) β€” Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi,oo ka mid ah Madaxdhaqmeedka Somaliland, ayaa dhamaal Hambalyo iyo duco ah u diray Maayirka Caasimadda Hargeysa iyo Golaha deegaanka Caasimada, si weyna u soo dhaweeyay qalabka cusub ee wadooyinka ee golaha deegaanku la soo degay, Suldaanka oo qoraal kooban ku baahiyay barta Xidhiidhka Bulshadda ee Facebooga.

 

 

 

Waxaana uu qoraalkaasi u dhignaa sida tan:

 

β€œWaxaan Hambalyo Karl Iyo Laaba U Dirayaa Dhaman Xubnaha Golaha Degaanka Caasimada J Somaliland Ee Uu Hogaanka Uyahay Duqa Caasimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) , Maayar Ku Xigeenka Caasimadda Hargeysa Cabdi-Casiis Cago-Weyne, Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Ee Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi Oo Run Ahaantii Muujiyay Karti Dedaal Iyo Horumar La Hilmaami Karin Tusaalena U Noqon Doonta Dhamaan Golayaasha Degaamada Ee Somaliland Aadbaynu Ugu Mahad Celinaynaa Waxqabadka Muga Leh Ee Ay Muujeen Una Qalab Qaateen Waa Inaynu La Garab Galnaa Dhamaanten Arin Iyo Aduun Iyo Alle Bari Talaabada Ay U Qaadeen Xaga Horumarka Lana Garab Istaagnaa Dhiiri Galin Is Ay U Xaqiijiyan Himilada Dhismaha Caasimada Waxaan Ugu Danbeyn Xubnaha Golaha Degaanka Ku Boorinayaa Inay Isku Duubnaantodu Fure U Yahay Waxqabadkaa U Suuro Galay Iskuna Duubnaadan.

 

Wabilahi Towfiiq

 

Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here