Somaliland: Culimadda Oo Ku gacan Saydhay Go’aankii Guddiga Covid-19

0
516

Hargaysa (HP): Qaar ka mida culimaw-diinka Somaliland ayaa ku gacan saydhay amarkii guddiga ka hor taga cabuqa Covid-19 ee ahaa in 15-ka bishan wixii ka danbeeya la xidho masaajidadda.

Tallaabadaasi oo ay culimadu sheegeen in uu khal-khal iyo jaho wareer ka dhex abuuray dadkii masaajidadda ku tukanayay.

Culimadda arrintan ka hadashay waxaa ka mida sheikh Maxamed sheikh Cumar Dirir, sheikh Maxamed Aadan, sheikh Maxamed Cali Gadhle iyo culimo kale.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here