Muqdisho: Xildhibaanadda Woqooyi Eedo U Jeediyay Raysal Wasaare Rooble

0
621

Muqdisho (HP): Xildhibaanno iyo siyaasiyiin ka soo jeedda Somaliland ee ka tirsan goleyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilo u jeediyay raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi, xildhibaan Cabdi Ismaaciil Samatar, iyo xubno kale oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in raysal wasaaruhu uu si sharciga baalmarsan u soo xulay xubnaha ka dhigan xildhibaanadda woqooyi.



Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here