Maayarka Sheekh Oo Deegaanka Labille Ka Dhagax Dhigay Dugsi Waxbarasho

0
475

Sheikh (HP): Maamulka Degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa maanta Deegaanka Labille ka dhagax dhigay dugsi waxbarasho.

Dhagax dhiga dugsigaasi ku wehelinayay xubno ka tirsan xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland.

DAAWO: Dhagax Dhiga Dugsigaasi iyo Hadaladii Laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.Β 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here