Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Fasax Gallay

0
555

Hargaysa (HP): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa gallay fasax kooban oo ay muddo kaga maqnaan doonaan fadhiyadii shaqo ee golahaasi.
Maadaama oo uu dhamaaday, isla markaana uu soo xidhmay shalay kal-fadhigii labaad ee golaha Wakiiladda kaasoo in muddo ah ay ku soo shaqaynayeen goluhu.
Sida uu shaaciyay xogahaya guud ee golaha Wakiilada Somaliland C/risaaq Siciid Ayaanle, oo ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta golaha Wakiiladda Hargaysa.
Waxaanu xoghayuhu faahfaahin ka bixiyay u jeedadda fasaxaasi, mudadda ay xildhibaanadu ku maqnaan doonaan iyo sidoo kale ajandeyaashii goluhu ansixiyay mudadii ay ku guddo jireen kal-fadhigooddii labaad.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here