Golaha Guurtidda Somaliland Oo Qaadacay Wadahadaladda Soomaaliya

0
474

Hargaysa (HP): Golaha Guurtidda Somaliland ayaa ku baaqay in la qaadaco wadahadaladii u dhexeeyay jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda federaalka Soomaaliya.
Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayay xildhibaanadu ku sheegeen in ay qaadaceen wadahadalkii u socday Somaliland iyo Soomaaliya.
Waxaanay golaha Guurtidu fariin u direen madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay ee dawladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here