Dawlada Oo Ka Maquuratay Ka Qayb Galka Aaskii Loo Sameeyey Askarigii Ku Dhintay Weerarkii Ciidamada Djibouti Kusoo Qaadeen Ciidamada Badda Somaliland Iyo Ehelada Askariga Oo Ka Hadlay

0
943

Borama , (HargeisaPress) —Dawlada Somaliland ee uu gaadhwadeenka ka yahay mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa gabi ahaanba ka maquurtay ka qayb galka aas loo sameeyey askarigii dhawaan ku dhintay weerarkii ay ciidamada Djabuuti kusoo qaadeen ciidamada badda Somaliland, waxaana arinkan ka hadlay siday u arkaan ehelada iyo qarabadii uu ka baxay marxuun Dheeg.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here