Hargeysa, (HargeisaPress) —Dadwayne degen deegaanka afcileeye oo ku yaala duleedka magaalad hargeysa ayaa sheegay inaanay waligoodba arkin cid ka socota dawlda somalilnd oo soo gaadha iyga oo soo bandhigay baahiyaha aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin kana codsaday dawlada somalilnd inay soo gaadhaan kaalmona so gaadhsiiyaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/e2bjA2mUwdY