Gudoomiyihii Hore Ee Kooxda Xidigaha Geeska Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu Soo Kala Dhex Galay Kooxda

0
890

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyahii hore ee koox faneedka xidigaha geeska abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa ka hadlay khilaf l sheegay inuu soo kala dhex gallo kooxda xidigaha geeska,isaga oo sheegay inaanay jirin wax khilaf ah oo soo kala  dhex galay kooxda.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here