Daawo Muuqaal: WARAN-CADDE Maalinta Nadaafadu Waa Salaaso 7 April

0
870
Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Gudida Bilicda Magaalooyinka Somaliland oo uu Gudoomiye u yahay wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Md Cali maxamed warancadde ayna xubno ka yihiin wasiirka wasaaradda deegaanka Marwo Shukri Xaaji ismaaciil baandare iyo ku Xigeenka Mayor-ka Caasimada cabdicasiis Cago weyne oo maanta Warbaahinta la hadlay waxay si rasmi ah u calaamadiyeen in maalinta ololaha nadaafadu noqon doono maalinta salaasada ee todobaadkan oo ku beegan 7 bishan April.

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here