Hargeysa, (HargeisaPress) โ Xafladii lagu sooย Taagerayo Madaxweyne Somaliland Axmed Siilaanyo oo ka dhacday magaalada Gabiley ayaa wax ka soo qayb galay Waxgarad Siyaasiyin, Odoyaal, Nabadoono, Haween iyo Dhalinyaro iyo Gudoomiyaha Dhalinyrada ย Gobolka Gabiley Axmed Maxamed Bookh iyo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Gabiley Cabdiraxmaan Nuur Abokor. Daawasho Wacan..
Cabdikariim Mohamed Aw aadanย โ HargeisaPress โ Gabiley ย




















