Aqoonyahan Axmed Irbad Oo La Filayo In Loo Magacaabo Xilka Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland

0
828

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Aqooyahan Axmed Maxamed Siciid (Irbad) ayaa la filayaa in loo magacaabo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland, kadib markii uu xilkaasi dhawaan ay Iska Casilay Bashiir CabdiΒ  Xariir.

 

Sidaa waxa Shabakada Wararka ee HargeisaPress,comΒ u xaqiijiyay ilo-wareedyo ku dhadhow Madaxtooyada Somaliland.

 

Aqooyahan Axmed Maxamed Siciid (Irbad) waa nin firfircoon oo bulshaawiya, oo muddo baddana ka soo shaqeynayay ururada bulshada rayidka Somaliland.

 

Irbad waxa uu Degree-giisii kowaad ku diyaariyay Culuumta Xidhiidhka Caalamiga ah (Global Studies and International Relation Ship), Master-kiisana waxa uu ku diyaariyay Barashada Horumarka (Development Studies).

 

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here