Daawo Muuqaal: Marwada Koowaad oo Ka Qayb gashay ololaha Nadaafada 7 April

0
803
Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Marwada koowaad ee Qaranka Marwo aamina Sh maxamed jirde oo ay wehelinayeen mas’uuliyiin ay ka mid ahayd wasiirka wasaaradda maaliyadda Marwo zamzam Cabdi aadan ayaa maanta ka qayb qaadatay ololaha nadaafadda ee 7 April.
Β 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here