Daawo Muuqaal: Magaaladda Adhicaddeeye oo Ceel Biyood Laga Qoday

0
947

Adhicadeeye , (HargeisaPress) β€” Baanka horumarinta Islaamka ayaa ceel biyood ka hirgeliyey Magaalada Adhicadeeye oo 30 KM u jirta xarunta Gobolka ool ee Laascaanood. waxana ceelkan oo ay u hawlgashay helitaankiisa wasaradda Kheyraadka Biyuhu qodaya Kombaniga Nugaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here