Daawo Muuqaal: Siyaasada Xukuumada ee Gaadiidka Cusub ee Dalka soo Gelaya

0
838

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sharaxay Qorshaha Wasaaradiisu u dejisay bad qabka gaadiidka cusub ee dalka soo gelaya iyo faa’iidada ugu jirta bulshada.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here