Daawo Muuqaal: Diiwaangelinta Madaniga Ah oo Laga Bilaabay Gobolka Saaxil

0
960

Berbera, (HargeisaPress) β€”Diiwaangelinta Muwaadinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Magaalada Dekedda ah ee Berbera & guud ahaanba Gobolka Saaxil, waana Gobolkii sadexaad ee ay Diiwaangelinta madaniga ahi ka qabsoonto.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

HargeisaPress News DeskΒ  β€” Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here