Daawo Muuqaal: Sheekh Reer Somaliland Ah oo Buug Qoray

0
839

Hargaysa, (HargeisaPress) —Sheekha weyn ee Reer Somaliland Sh Ismaaciil Dheeg ayaa soo bandhigay Buug uu qoray oo ka hadlaya Xuquuqda Haweenka, iyadoo munaasabadii Buugaa lagu soo bandhigayey oo ku qabsoontay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Boqolaal dadweyne ah.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO


 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here