Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer Oo Hawl Gallo Ka Fuliyey Jidka U Dhaxeeya Magaalooyinka Sheekh Iyo Burco Iyo Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer Oo Faah-faahin Ka Bixiyey

0
1124

Burco,(HargeisaPress) β€”Ciidamada booliska gobolka Togdheer oo iskugu jira ciidanka Booliska iyo ciidamada Taraafikada ayaa maanta hawlo ka fuliyey jidka wayn ee u dhaxeeya magaalooyinka Burco iyo Sheekh oo in badan ay ka dhacaan shilalka baabuurtu.

Waxaana hawlgaladan ay ciidamadu fuliyeen faah-faahin ka bixiyey taliyaha ciidamada Β booliska Togdheer Gaashaanle Cabdi Muuse Cabdilaahi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here