Daawo Muuqaal: Guurtida oo Madaxweynaha Ka Diiday Ianay Go’aankoodii ka Noqdaan

0
836

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta kulan ku saabsan Go’aankii Guurtida ee Muddo kordhinta waxa uu la yeeshay Gudiga joogtada ah ee Golaha Guurtida, iyadoo kulankaa ka bacdi ay xubnaha guurtida ee Madaxweynaha la kulmay sheegeen inay Madaxweynaha ka diideen ka noqoshada Go’aankoodii.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here