Magaalada Ceerigaabo oo Laga Mumnuucay Kulamada Siyaasadeed

0
1680
Magaalada Ceerigaabo
Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska ee gobolka Sanaag ayaa waxaa ay manta awaamiir culus ka soo saareen kulamada Siyaasadeed ee lagu qabto Hoteelada magaalada.

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag ayaa sheegay in ciddii qabsanaysa shirar Siyaasadeed fasax ay uga soo qaataan maamulka gobolka.

Xukuumadda Somaliland ayaa hore magaalada Burco uga mumnuucday shirarka Siyaasadeed.

LEAVE A REPLY