Somaliland Oo Ku Gacan-saydhay Mashruuc Soomaaliya Ka Fulinayso Berbera

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda Somaliland ayaa ganafka ku dhufatay mashruuc horumarineed oo ay dawladda federaalka Soomaaliya sheegtay in ay ka fulinayso magaaladda Berbera. Kadib mashruuc...

Warbixin: Turkigu Waxa uu Dhallinyarada Soomaalida ka Caawiyaa Sidii ay u Rumayn Lahaayeen Riyooyinkooda

0
ANKARA (HargeisaPress)— Nin dhallinyaro ah oo magaciisu yahay Dr. Maxamed Axmed oo cilmiga caafimaadka ku bartay jaamacad ku taal waddanka Turkiga, ayaa sheegay in...

Ha Ku Hodmin Karka Siyaasadda! By: Cumar M. Faarax

0
Ha Ku Hodmin Karka Siyaasadda!  By: Cumar M. Faarax “Intay dhibidee hore Intay dhididay ee kale Intay dhaqan xumaatiyo Intay dhacantay maandeeq Midna kuma dhadhabayee Yay dhaliili doonaan Hadday dhama’do caawana?” Alle...

Wasiirkii Amniga Jubaland Oo Muqdisho Ku Xidhan

0
Muqdisho (Hargeisa Press.com): Wasiirka amniga gudaha ee maamul goboleedka Jubaland C/rashiid Xasan Nuur, ayaa la sheegay in maanta dawladda federaalku ay  xidhay magaaladda Muqdisho. Xili...

Dawladda Soomaaliya Oo Mashuur Horumarineed Ka Fulinaysa Magaaladda Berbera

0
Muqdisho (Hargeisa Press.com): Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ururka Midawga Yurub la saxeexatay heshiiska mshaariic horumarineed oo ku kacay 23 milyan oo Yuuro. Mashaariicdan horumarineed ayaa...

Shirkadda Google oo ogaatay ‘in si aan kala sooc lahayn sanado badan loo weerarayay...

0
Cilmi-baarayaasha dhinaca ammaanka ee shirkadda Google ayaa waxa ay heleen caddeyn ah in ugu yaraan laba sanadood uu socday "dedaal joogta ah" oo lagu...

Somaliland: Maareeyaha Madbacadda Qaranka Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha U Qabsoomay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Maareeyaha madbacadda qaranka Somaliland ayaa ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay mudadda uu xilka hayay isagoona sheegay in horumarka balaadhan ay ku...

DEG DEG: Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Buuhoodle oo Digniin Adag U Diray Maamulka Puntland

0
Buuhoodle (Hargeisa Press)- Ciidamada Somaliland ee magaalada Buuhoodle ayaa digniin adag u diray maamul goboleedka Puntland, Iyagoona uga digay inay abuuraan falal amni daro...

Wafti Madax-dhaqameed Ah oo Ka Socda Somaliland oo Gaadhay Magaalada Jigjiga

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Wafti isugu jira Salaadiin iyo Madax-dhaqameed oo ka socda Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Waftigan...

Imaaraadka oo Hub Qarsoodiya Ka Dajiyey Maamul Goboleedka Puntland

0
Garoowe (Hargeysa Press)- Wararka ka imanaya maamul goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Dawladda Imaaraadka Carabtu ay saanad Hub ah oo qaroosdiya ka...