DEG DEG: Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Buuhoodle oo Digniin Adag U Diray Maamulka Puntland

0
873

Buuhoodle (Hargeisa Press)- Ciidamada Somaliland ee magaalada Buuhoodle ayaa digniin adag u diray maamul goboleedka Puntland, Iyagoona uga digay inay abuuraan falal amni daro ah.

Dhinaca kale, Ciidamadan Somaliland ee fadhigoodu yahay magaalada Buuhoodle ayaa u anba baxay magaalooyinka Kalshaale, Maygaagle, Sarajoogle iyo Qorulugud.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here