Madaxweynaha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Adduunka
Yokohama (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay magaalada Yokohama ee dalka Japan madaxweyne...
Ilhaan Cumar oo Sheegtay In Dil Loogu Hanjabay
Washigton (Hargeisa Press) – Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo ka tirsan xildhibaannada xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa shaacisay in hanjabaad...
Dalka Uganda Oo Dad Ugu Dhinteen Xanuunka Ebola
Campala (Hargeisa Press.com): Masuuliyiinta caafimaadka ee wadanka Uganda ayaa cadeeyay in ilmo yar oo 9 sanadood jiray kana soo jeedda dalka Congo laga helay...
Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Shucuubta Islaamka
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo u diray guud ahaanba shucuubta islaamka gaar ahaana shacabka Somaliland curashadda sanadka cusub...
“Roobkii Hargaysa ka da’ay duufaan ma ahayn lamana odhan karo”…
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Waaxda saadaasha hawadda ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa roobkii dabaylaha xoogan watay ee 27-kii bishan ka da’ay magaaladda Hargaysa oo khasaare...
Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobey oo Diidday Qaraarka Ay Kenya U Ololeyneysay In Al-Shabaab...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa diidmo ugu codeeyay qaraarka tirsigiisu yahay 1267 ee la doonayey in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya...
Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Isku Dhex Weeraray Shirkii Ucid
Burco (Hargeisa Press)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI, ayaa isku dhex weeraray Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID oo Arbacadii maanta ka...
Somaliland: Laba Askari oo Xukuno Dil iyo Xabsi Ah Lagu Riday
Boorama (Hargeisa Press)- Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Somaliland, ayaa waxa ay maanta dhageysatay kiisas dilal ah oo loo haystay Laba Askari oo ku...
“Arrinta Caarre Waa Gantaal Badhida Inagaga Taala..” Faysal Cali Waraabe
Burco (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxa uu si adag uga hadley arinta Kornyl Caarre.
Faysal Cali...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan
Yokohama (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti...