Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Isku Dhex Weeraray Shirkii Ucid

0
848

Burco (Hargeisa Press)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI, ayaa isku dhex weeraray Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID oo Arbacadii maanta ka furmay magaalada Burco, weerarkaas oo ahaa mid afka ah.

Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun iyo Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, ayaa weedho kulul isku waydaarsaday shirkaas oo ay ka qaybgaleen.

Hargeisa Press.com/Burco Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here