Somaliland: Laba Askari oo Xukuno Dil iyo Xabsi Ah Lagu Riday

0
1007

Boorama (Hargeisa Press)- Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Somaliland, ayaa waxa ay maanta dhageysatay kiisas  dilal ah oo loo haystay Laba Askari oo ku eedaysnaa eedo dilal ah.

Dhinaca kale, Maxkamada Ciidamada Somaliland ayaa waxa ay Labada Askari ku kala xukuntay xukuno isugu jira Dil iyo 15 sano oo Xabsi daa’yin ah.

Hargeisa Press.com/Boorama Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here